Waxaan idiin hayaa dhul banaan oo ku yaala xeebta ceel macaan.

Dhulku wuxuu gaarayaa 100+ boosas cabirkiisuna yahay 20*20 qiimahiisuna aad raqiis yahay.

Waa Dhul sharciyeeysan oo aanan isqab qabsi iyo waxkaleba toona lahaynin.

Fadlan hadii aad daneeyneeysid ama aad ogtahay cid daneeyneeysa nagalasoo xiriira

WhatsApp:+252620232323 / Hel@hel.so

Mahadsanidin.