Waxaa leeydiin hayaa guri oo raqiis ah kuna yaala Suuqa xoolaha ee magaalada Jowhar ee isku ah Xarunta Shabellaha dhexe iyo Caasimada Hirshabelle.
Waa guri wanaagsan jawigiisuna aad u deganyahay cabirkiisuna yahay 15*15. saarana suuqa Xoolaha
Fadlan hadii aad daneyneysid nalasoo xiriir
WhatsApp +252620232323 / Hel@hel.so
Mahdsanidiin.