Cudurka Coronavirus (COVID-19) waa cudur la is qaadsiiyo oo uu keeno cudurka ‘coronavirus’ ee dhowaan la helay.

Dhaq gacmahaaga si joogto ah
Ka fogoow dadka ugu yaraa 1.5 mitir
Ka fogow taabashada indhaha, sanka iyo afka
Ku dadaal nadaafada
Hadii aad iska dareento cudurka wax u eg Joog meek kuu gaar ah